Yashuuca 19:9 KQA

9 Oo qaybtii reer Yahuudah waxaa ku jiray dhaxalkii reer Simecoon, maxaa yeelay, reer Yahuudah qaybtoodu waa ku badnaa; sidaas daraaddeed reer Simecoon waxay dhaxal ka heleen dhaxalkii reer Yahuudah dhexdiisa.

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 19

arki Yashuuca 19:9 macnaha guud