Yashuuca 2:14 KQA

14 Markaasaa nimankii waxay naagtii ku yidhaahdeen, Naftayadu waxay u bixi doontaa tiinna, haddaydnan sheegin xaalkayaga, oo markii Rabbigu dalka na siiyo roonaan iyo daacadnimo ayaannu kugula macaamiloon doonnaa.

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 2

arki Yashuuca 2:14 macnaha guud