Yashuuca 20:5 KQA

5 Oo haddii kan dhiigga ka aarsadaa uu soo eryado, markaas waa inaanay gacankudhiiglihii gacantiisa gelin, maxaa yeelay, kaasu wuxuu deriskiisa ku dilay kama' oo horena ma uu nebcaan jirin.

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 20

arki Yashuuca 20:5 macnaha guud