Yashuuca 22:25 KQA

25 Waayo, Rabbigu wuxuu Webi Urdun ka dhigay soohdin inoo dhexaysa annaga iyo idinka, reer Ruubeen iyo reer Gaadow. Qayb kuma lihidin Rabbiga. Oo sidaasay carruurtiinnu carruurtayada uga joojin doonaan cabsida Rabbiga.

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 22

arki Yashuuca 22:25 macnaha guud