Yashuuca 24:22 KQA

22 Yashuucana wuxuu dadkii ku yidhi, Idinka qudhiinnaa isku marag furaya inaad doorateen Rabbiga oo aad isaga u adeegaysaan. Kolkaasay yidhaahdeen, Annagaa ka marag ah.

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 24

arki Yashuuca 24:22 macnaha guud