Yashuuca 3:3 KQA

3 oo waxay dadkii ku amreen oo ku yidhaahdeen, Markaad aragtaan sanduuqii axdiga Rabbiga Ilaahiinna ah, iyo wadaaddada reer Laawi oo isaga sida waa inaad meeshiinna ka guurtaan, oo daba gashaan isaga.

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 3

arki Yashuuca 3:3 macnaha guud