Yashuuca 5:10 KQA

10 Oo reer binu Israa'iil waxay degeen Gilgaal; oo bisha maalinteedii afar iyo tobnaad markay fiidkii ahayd ayay bannaankii Yerixoo ku sameeyeen Iiddii Kormaridda.

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 5

arki Yashuuca 5:10 macnaha guud