Yashuuca 5:3 KQA

3 Markaasaa Yashuuca wuxuu samaystay mindiyo dhagax adag ah, oo wuxuu reer binu Israa'iil ku guday meel la yidhi Buurta Buuryada.

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 5

arki Yashuuca 5:3 macnaha guud