Yashuuca 6:6 KQA

6 Markaasaa Yashuuca ina Nuun wadaaddadii u yeedhay, oo ku yidhi, Sanduuqa axdiga kor u qaada, oo sanduuqa Rabbiga toddoba wadaad ha la hor socdeen toddoba buun oo wanan geesahood ah.

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 6

arki Yashuuca 6:6 macnaha guud