Yashuuca 6:9 KQA

9 Oo raggii hubka sitayna waxay hor socdeen wadaaddadii buunanka afuufayay, oo ururkii intiisii kalena waxay daba socdeen sanduuqa, oo wadaaddaduna buunankay afuufayeen intay socdeen.

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 6

arki Yashuuca 6:9 macnaha guud