Yashuuca 9:10 KQA

10 iyo kulli wixii uu ku sameeyey labadii boqor oo reer Amor oo ka shisheeyey Webi Urdun, kuwaas oo ahaa Siixon oo boqor ka ahaa Xeshboon, iyo Coog oo boqor ka ahaa Baashaan, oo degganaa Cashtarod.

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 9

arki Yashuuca 9:10 macnaha guud