Yashuuca 9:17 KQA

17 Oo reer binu Israa'iil way sodcaaleen, oo maalintii saddexaad waxay yimaadeen magaalooyinkoodii. Oo magaalooyinkooduna waxay ahaayeen Gibecoon, iyo Kefiiraah, iyo Bi'irod, iyo Qiryad Yecaariim.

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 9

arki Yashuuca 9:17 macnaha guud