Yashuuca 9:27 KQA

27 Oo maalintaasuu Yashuuca iyagii ka dhigay kuwo xaabada u gura, biyahana u dhaamiya shirka iyo meesha allabariga Rabbiga, taas oo ku taal meel alla meeshuu doortoba, ilaa maantadan la joogo.

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 9

arki Yashuuca 9:27 macnaha guud