Yashuuca 9:6 KQA

6 Oo waxay u tageen Yashuuca oo jooga xeradii ku tiil Gilgaal, oo waxay ku yidhaahdeen isagii iyo raggii reer binu Israa'iilba, Annagu waxaannu ka nimid dal fog; haddaba sidaas daraaddeed axdi nala dhigta.

akhri dhamaystiran cutubka Yashuuca 9

arki Yashuuca 9:6 macnaha guud