Yeremyaah 1:19 KQA

19 Oo Rabbigu wuxuu leeyahay, Iyagu way kula diriri doonaan, laakiinse kaama ay adkaan doonaan, waayo, waan kula jiraa inaan ku samatabbixiyo.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 1

arki Yeremyaah 1:19 macnaha guud