Yeremyaah 11:12 KQA

12 Oo markaasaa magaalooyinka dalka Yahuudah iyo kuwa Yeruusaalem degganuba waxay u tegi oo u qayshan doonaan ilaahyadii ay fooxa u shidi jireen, laakiinse iyagu innaba ma ay badbaadin doonaan wakhtiga ay dhibaataysan yihiin.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 11

arki Yeremyaah 11:12 macnaha guud