Yeremyaah 12:16 KQA

16 Oo hadday jidadka dadkayga aad u bartaan oo ay magacayga ku dhaartaan iyagoo leh, Rabbiga nool baannu ku dhaaranaynaa, xataa siday dadkayga u bareen inay Bacal ku dhaartaan, markaas iyagaa lagu dhisi doonaa dadkayga dhexdiisa.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 12

arki Yeremyaah 12:16 macnaha guud