Yeremyaah 12:3 KQA

3 Laakiinse, Rabbiyow, adigu waad i taqaan, waanad i aragtaa, oo qalbigaygana xaggaagaad u tijaabisaa. Iyaga u soo bixi sida ido la gowracayo, oo u diyaari maalinta gowracidda.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 12

arki Yeremyaah 12:3 macnaha guud