Yeremyaah 13:17 KQA

17 Laakiinse haddaad maqli weydaan, naftaydu meel qarsoon bay kibirkiinna aawadiis u ooyi doontaa, oo indhahayguna aad bay u ooyi doonaan, oo ilmaa ka soo daadan doonta, maxaa yeelay, dadkii Rabbiga waa la kaxaystay sida adhi oo kale.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 13

arki Yeremyaah 13:17 macnaha guud