Yeremyaah 14:20 KQA

20 Rabbiyow, annagu waannu aqoonsannaa sharnimadayada iyo xumaantii awowayaashayoba, waayo, waannu kugu dembaabnay.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 14

arki Yeremyaah 14:20 macnaha guud