Yeremyaah 15:6 KQA

6 Rabbigu wuxuu leeyahay, Waad iga tagtay, oo dib baad u noqotay, sidaas daraaddeed gacantaydaan kugu soo fidiyey, waanan ku baabbi'iyey, waayo, inaan ciqaabiddaada ka noqdo waan ka daalay.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 15

arki Yeremyaah 15:6 macnaha guud