Yeremyaah 16:10 KQA

10 Oo markaad dadkan u sheegtid erayadan oo dhan oo ay kugu yidhaahdaan, Bal maxaa Rabbigu noogaga hadlay masiibadan weyn? Amase waa maxay xumaantayadu? Amase waa maxay dembigii aannu Rabbiga Ilaahayaga ah ku samaynay?

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 16

arki Yeremyaah 16:10 macnaha guud