12 oo idinkuna waxaad samayseen shar ka sii daran kii ay awowayaashiin sameeyeen, waayo, bal eega, midkiin kastaaba wuxuu daba socdaa caasinimada qalbigiisa sharka ah, anigana ma aydaan maqlin.
akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 16
arki Yeremyaah 16:12 macnaha guud