Yeremyaah 16:15 KQA

15 laakiinse waxaa la odhan doonaa, Waxaa nool Rabbigii reer binu Israa'iil ka soo bixiyey dalkii woqooyi iyo dalalkii uu u kexeeyey oo dhan. Oo aniguna waxaan iyaga mar kale ku soo celin doonaa dalkoodii aan awowayaashood siiyey.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 16

arki Yeremyaah 16:15 macnaha guud