Yeremyaah 16:7 KQA

7 Oo ciduna iyaga uma jejebin doonto kibistii axanka inay uga tacsiyeeyaan kii dhintay, oo ciduna iyaga ma siin doonto koobkii tacsida inay aabbahood ama hooyadood u cabbaan.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 16

arki Yeremyaah 16:7 macnaha guud