Yeremyaah 17:11 KQA

11 Kii si aan xaq ahayn maal ku soo urursadaa wuxuu la mid yahay digaagduurta ku dul fadhida ugxan ayan dhalin, oo wuxuu ka tegi doonaa kalabadhka cimrigiisa, oo ugudambaystiisana nacas buu ahaan doonaa.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 17

arki Yeremyaah 17:11 macnaha guud