Yeremyaah 17:13 KQA

13 Rabbiyow, rajadii reer binu Israa'iilow, kuwa kaa taga oo dhammu way wada ceeboobi doonaan. Kuwii iga taga dhulkaa lagu qori doonaa, waayo, waxay ka tageen Rabbiga ah ishii biyaha nool.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 17

arki Yeremyaah 17:13 macnaha guud