Yeremyaah 17:6 KQA

6 Waayo, wuxuu ahaan doonaa sida geed xun oo lamadegaanka ku yaal, oo mana uu arki doono markii wanaag imanayo, laakiinse wuxuu joogi doonaa meelo engegan oo cidlada dhexdeeda ah, oo ah dal cusba ah oo aan ciduna degganayn.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 17

arki Yeremyaah 17:6 macnaha guud