Yeremyaah 18:12 KQA

12 Laakiinse iyagu waxay leeyihiin, Taas ha ka yaabin, annagu waxaannu iska daba soconaynaa hindisooyinkayaga, oo midkayo kastaaba wuxuu samayn doonaa caasinimada qalbigiisa sharka ah.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 18

arki Yeremyaah 18:12 macnaha guud