Yeremyaah 18:15 KQA

15 Hase ahaatee dadkaygii way i illoobeen, oo waxay foox u shideen waxyaalo aan waxba ahayn, oo waxay ku dhex turunturoodeen jidadkoodii ahaa waddooyinkii hore, wayna ka leexdeen, oo waxay ku socdeen dhabbayaal qalloocan iyo jid aan jidka weyn ahayn,

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 18

arki Yeremyaah 18:15 macnaha guud