Yeremyaah 18:6 KQA

6 Rabbigu wuxuu leeyahay, Dadka Israa'iilow, miyaanan idinku samayn karin sida dheryasameeyuhu yeelay oo kale? Dadka Israa'iilow, bal ogaada, idinku waxaad gacantayda ugu jirtaan sida dhoobadu gacanta dheryasameeyaha ugu jirto oo kale.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 18

arki Yeremyaah 18:6 macnaha guud