Yeremyaah 19:5 KQA

5 Oo waxay dhiseen meelaha sarsare ee Bacal inay wiilashooda dab ku gubaan oo ay Bacal qurbaanno la gubo ugu bixiyaan, taasoo aanan ku amrin, oo aanan ku hadlin, oo aan innaba qalbigayga soo gelin.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 19

arki Yeremyaah 19:5 macnaha guud