Yeremyaah 2:17 KQA

17 Sow adiga qudhaadu isuma aad keenin belaayadan, waayo, waxaad ka tagtay Rabbiga Ilaahaaga ah markuu jidka kugu hagayay?

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 2

arki Yeremyaah 2:17 macnaha guud