Yeremyaah 2:21 KQA

21 Laakiin waxaan kuu beeray canab wacan, oo kulligiis abuur wanaagsan ah, haddaba sidee baad ugu beddelantay inaad igu noqotid canab ba'ay oo qalaad?

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 2

arki Yeremyaah 2:21 macnaha guud