Yeremyaah 2:28 KQA

28 Laakiinse meeye ilaahyadaadii aad samaysatay? Iyagu ha keceen hadday ku badbaadin karaan wakhtigii aad dhibaataysan tahay, waayo, dadka Yahuudah ahow, ilaahyadiinnu waxay tiro le'eg yihiin magaalooyinkiinna.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 2

arki Yeremyaah 2:28 macnaha guud