Yeremyaah 2:30 KQA

30 Anigu waxtarla'aan baan carruurtiinnii u dilay, iyaguse innaba kuma ay waano qaadan. Seeftiinnii ayaa nebiyadiinnii baabbi'isay sidii libaax wax baabbi'inaya oo kale.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 2

arki Yeremyaah 2:30 macnaha guud