Yeremyaah 2:32 KQA

32 Gabadhu miyey illoobi kartaa wixii ay isku sharaxdo, aroosadduse miyey illoobi kartaa wixii ay xidhato? Laakiinse dadkaygu waxay i illoobeen maalmo badan oo aan la tirin karin.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 2

arki Yeremyaah 2:32 macnaha guud