Yeremyaah 2:34 KQA

34 Oo weliba darfaha dharkaagana waxaa laga helaa dhiiggii masaakiinta aan xaqa qabin, sababtuna ma aha inaad heshay iyagoo guriga dhacaya, laakiinse waa waxyaalahaas oo dhan daraaddood.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 2

arki Yeremyaah 2:34 macnaha guud