Yeremyaah 2:7 KQA

7 Oo waxaan idin keenay waddan barwaaqo badan, inaad midhihiisa iyo wanaaggiisa cuntaan, laakiinse markaad soo gasheen ayaad dalkaygii nijaasayseen, oo dhaxalkaygiina waxaad ka dhigteen wax karaahiyo ah.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 2

arki Yeremyaah 2:7 macnaha guud