Yeremyaah 21:12 KQA

12 Rabbigu wuxuu leeyahay, Reer Daa'uudow, aroortii caddaalad sameeya, oo kii la dhacay kii dulmay ka samatabbixiya, si ayan cadhadaydu u soo bixin sidii dab oo kale, oo ayan u hurin si aan innaba loo demin sharka falimihiinna aawadiis.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 21

arki Yeremyaah 21:12 macnaha guud