Yeremyaah 21:2 KQA

2 Waan ku baryayaaye, bal Rabbiga wax noo weyddii, waayo, Nebukadresar oo ah boqorkii Baabuloon ayaa nala diriraya. Waxaa suurtowda in Rabbigu nagula macaamiloodo shuqulladiisa yaabka badan oo dhan, si uu cadowgu nooga noqdo.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 21

arki Yeremyaah 21:2 macnaha guud