Yeremyaah 22:24 KQA

24 Rabbigu wuxuu leeyahay, Noloshaydaan ku dhaartaye, xataa haddii Konyaah ina Yehooyaaqiim oo ah boqorka dalka Yahuudah uu ahaan lahaa katuunka gacantayda midig, xataa markaas waan kaa rujin lahaa meeshan.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 22

arki Yeremyaah 22:24 macnaha guud