Yeremyaah 22:28 KQA

28 Ninkan Konyaah ahu ma dheri jabay oo la nacay baa? Ma weel aan la doonayn baa? Bal maxaa isaga iyo farcankiisiiba loo tuuray, oo maxaa loogu dhex xooray dal ayan innaba aqoonin?

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 22

arki Yeremyaah 22:28 macnaha guud