Yeremyaah 23:22 KQA

22 Haddii ay guddigayga dhex istaageen, de markaas dadkaygay erayadayda maqashiin lahaayeen, oo waxay iyaga ka soo celin lahaayeen jidkooda xun iyo sharka falimahoodaba.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 23

arki Yeremyaah 23:22 macnaha guud