Yeremyaah 23:7 KQA

7 Sidaas daraaddeed Rabbigu wuxuu leeyahay, Bal ogaada, waxaa soo socda wakhti aan mar dambe la odhan doonin, Waxaa nool Rabbigii reer binu Israa'iil dalkii Masar ka soo bixiyey.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 23

arki Yeremyaah 23:7 macnaha guud