Yeremyaah 24:5 KQA

5 Rabbiga ah Ilaaha reer binu Israa'iil wuxuu leeyahay, Sida midhahaas berde oo wanaagsan ayaan wanaag aawadiis u aqoonsan doonaa maxaabiista dadka Yahuudah oo aan meeshan ka diray, oo aan dalka reer Kaldayiin u geeyey.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 24

arki Yeremyaah 24:5 macnaha guud