Yeremyaah 26:13 KQA

13 Haddaba jidadkiinna iyo falimihiinnaba hagaajiya, oo codka Rabbiga Ilaahiinna ah addeeca, oo Rabbiguna wuu ka soo noqon doonaa masiibadii uu idinkaga hadlay.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 26

arki Yeremyaah 26:13 macnaha guud