Yeremyaah 27:12 KQA

12 Weliba erayadan oo dhanna waan kula hadlay Sidqiyaah oo ah boqorka dalka Yahuudah, oo waxaan ku idhi, Qoortiinna ka hoos mariya harqoodka boqorka Baabuloon, oo u adeega isaga iyo dadkiisa, oo saas ku noolaada.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 27

arki Yeremyaah 27:12 macnaha guud