Yeremyaah 27:14 KQA

14 Innaba ha maqlina nebiyada idinka hadla ee leh, Uma aad adeegi doontaan boqorka Baabuloon, waayo, iyagu been bay idiin sii sheegaan.

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 27

arki Yeremyaah 27:14 macnaha guud