Yeremyaah 27:9 KQA

9 Haddaba idinku innaba ha maqlina nebiyadiinna iyo waxsheegyadiinna, iyo riyolowyadiinna, iyo faaliyayaashiinna amase xataa saaxiriintiinna ee idinku yidhaahda, Idinku uma aad adeegi doontaan boqorka Baabuloon,

akhri dhamaystiran cutubka Yeremyaah 27

arki Yeremyaah 27:9 macnaha guud